Sunday September 5th 2010

Madadaalada

M adadaalada

 

Jamciyadda waxaad ka heli kartaa walxo badan oo lagu cayaaro, waxaa ka mid ah walxahaas.

Bilyaardi

Waxaad ka helaysaa bilyaardi caalami ah oo loogu talo galay dadka waawayn iyo caruurtaba, bilyaardiga waxaa la ciyaaraa maalmaha sabtida iyo axadda saacadda 17:00 ilaa 23:00 maalmaha kale waxay xirantahay saacadaha 17:00 ilaa 20:00. inta kale waa la ciyaari karaa.

kubad gacmeed

Miiskaan waxaa loogu talo galay dhalinyarada waxayna furantahay sidoo kale xilliyada aan kor ku soo sheegnay.

Miiska Tenniska

Waxaa sidoo kale laga heli karaa jamciyadda miiska Teniska. oo isna furan xiliyada kore. waxaa iyana jira miisas kale oo la soo saaro xiliyada ay xafladuhu jiraan si ay caruurtu ugu cayaaraan.

FG: miiska Tennisku hadda ma shaqeeyo.

Qaybta Madadaalada.

Leave a Comment

Latest Topics

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa [Read More]

Recent Comments

Patria Tonsall had this to say

Hey guys i wish to share with you a way i make $500 daily and i only spend 5 minuites doing it a day! I strongly Read the post

Collin Zastawny had this to say

Hello , I have a great way to make alot of money online writing blogs. I expect this is most likely for the website Read the post

Dillon Arriaza had this to say

The old link dont work, ill repost what i posted earlier... Hey, long story short. 3 weeks ago i saw a comment just Read the post

anxyiwysd had this to say

PoF2et jfcotdwvvvvb, ayjcecbasrvh, mouhsakndjmm, http://niucfvzgjjqp.com/ Read the post

bcefgox had this to say

LPEvVg mwnxlnnyliko, yirgywzgmpvo, xlfamayzotvw, http://sjyfbickatvz.com/ Read the post

Popular Topics

Insider

Archives