Sunday September 5th 2010

Dugsiyada

Dugsiyada Jamciyadda

  • Mandag, 11. august 2008 04:22
  • Senest opdateret Fredag, 30. april 2010 16:15
  • Skrevet af Ascad

Dugsiga ragga waaweyn

Nabigu wuxuu yiri N.N.N ha ahaatee ( waxaa idiinku khayr badan kiina quràanka barta dadkana bara) hadaba si aan khariyadaa u helno waxaan walaalaha soomaaliyeed ugu yeeraynaa barashada kitaabka alle. runtii waa fursad laga yaabo inaysan haysanin dad badan, ee aan ka faaìidaysnno.

Dugsiga Ragga

Hadaba maalintee iyo saacaddee la dhigaa?

Goobta: Musallaha Jamciyadda

Maalinta: Jimcadda & Sabtida 17:00 – 19:00

Macallinka: Cadnaan

Khayrka gaarsii walaalaha kale

Qaybta dacwada

Dugsiga Dumarka & Gabdhaha

Hadaba maalintee iyo saacaddee la dhigaa ?

Goobta: Qaybta dumarka

Maalinta: Sabti & Axad 13:00 – 18:00

Macallinka: Cumar

Dugsiga Wiilasha yaryar

Nabigu wuxuu yiri N.N.N ha ahaatee ( Kulligiin masùul baa tihiin, kulligiina waa la waydiin doonaa maùuliyadiisa)

waxaa waalidiinta u sheegaynaa in dugsiga wiilashu ka furanyahay jamciyadda ilmahana la keensan karo.

dugsiga wiilashu wuxuu ka koobanyahay labo qaybood ama labo galaas, qayb walba waxay helaan waxbarasho 4 maalmood ah.

Haddaba maalintee iyo saacaddee la dhigaa?

Goobta: Musallaha Jamciyada

Maalamaha Fasalka 1-aad: Sabti & Axad 10:00 – 13:00 Isniin & Arboco 17: 00 – 20:00

Maalmaha fasalka 2-aad: Sabti & Axad 14:00 – 17:00 Talaado & Khamiis 17:00 – 20:00

Macallimiinta: Xasan & Bashiir

FG: wixii faahfaahin dheeraad ah kala xariir maamulka iyo macalimiinta

Dugsiga Gabdhaha yaryar

Dugsiga gabdha waxaa la dhigaa sabtida iyo axadda laakiin mustaqbalka waan rajaynaynaa in maalmaha loo badiyo inshaa allaah.

Maalmehee iyo saacaddee la dhigaa?

Goobta: Musallaha Jamciyada

Maalinta: Sabtida & Axad 10:00 – 16:00

Macallimiinta: Sahal & C/fataax

FG: wixii faahfaahin dheeraad ah kala xariir maamulka iyo macalimiinta

Gaarsii khayrka walaalaha kale

Qaybta Dacwada.

Leave a Comment

Latest Topics

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa [Read More]

Recent Comments

Patria Tonsall had this to say

Hey guys i wish to share with you a way i make $500 daily and i only spend 5 minuites doing it a day! I strongly Read the post

Collin Zastawny had this to say

Hello , I have a great way to make alot of money online writing blogs. I expect this is most likely for the website Read the post

Dillon Arriaza had this to say

The old link dont work, ill repost what i posted earlier... Hey, long story short. 3 weeks ago i saw a comment just Read the post

anxyiwysd had this to say

PoF2et jfcotdwvvvvb, ayjcecbasrvh, mouhsakndjmm, http://niucfvzgjjqp.com/ Read the post

bcefgox had this to say

LPEvVg mwnxlnnyliko, yirgywzgmpvo, xlfamayzotvw, http://sjyfbickatvz.com/ Read the post

Popular Topics

Insider

Archives