Sunday September 5th 2010

‘Uncategorized’ Archives

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee wadanka Danmark, gaar ahaan magaalada Aarhus. Sheekhu wuxuu muxaadarooyin ka soo jeedinayaa Markazka Aabyhøj, iyo masjidka santarka, taarikhdu markay tahay [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo culimada ku dhaqan dalkaan. Booqashada sheekha ayaatimid ka dib markii Jaaliyadda daggan Århus ay u gudbiyeen codsiyo is daba joog ahaa,  sheekha oo ka [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba ka soo baxayn lacagta skatkana lagu khasaarinayo sidaa daraadeed waxay waman ugu baaqeen in la joojo kulanka oo la balaariyo. Ururrada siyaasadda ee degmada [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax bartaan. waxaa ka fudud in ruuxu helo shaqo aan bilaa xirfgad ah, waxaa lagu soo qaatay doodihii maanta dhex maray baarlamaanka. [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay [Read More]

Jamciyadda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aalborg oo laga joojiyay caawintii

Jamciyadda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aalborg oo laga joojiyay caawintii Degmada Aarborg ayaa goàan ku gaartay inaan wax lacag ah lagu caawin ururka ka danbeeya jamciyadda somaalida ee ku taala Danmarksgade centarka magaalada. goàanka waxaa soo saaray waxaada [Read More]

Warbixin ku saabsan suuqa shaqada dheenishka

Warbixin ku saabsan suuqa shaqada dheenishka Waa maxay ururka shaqobixiyeyaashu? Ururka shaqobixiyeyaashu wuxuu wakiil ka yahay shaqobixiyeyaasha. Ururka shaqobixiyeyaasha dheenishkuna (DA) waa ururweynaha guud oo ay hoos yimaadaan 13 ururshaqobixiyeyaal ah. Waxaa xubno ka [Read More]

Latest Topics

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa [Read More]

Recent Comments

Patria Tonsall had this to say

Hey guys i wish to share with you a way i make $500 daily and i only spend 5 minuites doing it a day! I strongly Read the post

Collin Zastawny had this to say

Hello , I have a great way to make alot of money online writing blogs. I expect this is most likely for the website Read the post

Dillon Arriaza had this to say

The old link dont work, ill repost what i posted earlier... Hey, long story short. 3 weeks ago i saw a comment just Read the post

anxyiwysd had this to say

PoF2et jfcotdwvvvvb, ayjcecbasrvh, mouhsakndjmm, http://niucfvzgjjqp.com/ Read the post

bcefgox had this to say

LPEvVg mwnxlnnyliko, yirgywzgmpvo, xlfamayzotvw, http://sjyfbickatvz.com/ Read the post

Popular Topics

Insider

Archives