Sunday September 5th 2010

Jamciyadda

Hadafka Jamciyadda  

Jamciyadda dhaqanka iyo barbaarinta ubadka Soomaaliyeed. waxaa la aasaasay sannadkii 1999. waxayse deegaanka rasmiga ah ka heshay Gjellerupvej 87. 8230 Åbyhøj. 31-07-2001. nasiib wanaag deegaanka jamciyaddu wuxuu noqday meel dhexdhexaad u ah bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada madaxda labaad ee dalkaan Denmark. taasi waxay sababtay inay noqoto meel bulshadu si joogta ah ugu kulanto. kagana faaìidaysato waxyaabaha anfaca u leh aakhiro aduunkaba.

Jamciyadda laga soo bilaabi markii la furay waxay qayb libaax ka qaadatay, harumarka bulshada gaar ahaan Aarhus/Danmarka guud ahaana caalamka intiise kale.

Hadafka Jamciyadda

  • Isku xirka Jaaliyadda ku dhaqan magaaladaan iyo guud ahaan Denmark.
  • Baridda bulshada soomaaliyeed Dhaqankeeda/diinteeda
  • Wacyi galinta bulshada gaar ahaan dhalinta si aysan ugu jaha wareerin dhaqanada kala duwan.
  • Ka qayb qaadashada wixii wanaaga ah ee khseeya soomaaliya.
  • Ka qayb qaadashada dhisiadda maraakista Galbeed yurub gaar ahaan Iskandinavianka
  • ka hortagida tacadiyada guud ee loo gaysan karo jaaliyadda.

Jamciyaddu waxay taagantahay wax qabashada qodobadaan aan soo xusanay iyo kuwo kale oo badan. hadaba waxaan ugu yeeraynaa bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Aarhus iyo nawaaxigeed inay ka qayb qaataan horumarka jaaliyadda.

Leave a Comment

Latest Topics

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa [Read More]

Recent Comments

Patria Tonsall had this to say

Hey guys i wish to share with you a way i make $500 daily and i only spend 5 minuites doing it a day! I strongly Read the post

Collin Zastawny had this to say

Hello , I have a great way to make alot of money online writing blogs. I expect this is most likely for the website Read the post

Dillon Arriaza had this to say

The old link dont work, ill repost what i posted earlier... Hey, long story short. 3 weeks ago i saw a comment just Read the post

anxyiwysd had this to say

PoF2et jfcotdwvvvvb, ayjcecbasrvh, mouhsakndjmm, http://niucfvzgjjqp.com/ Read the post

bcefgox had this to say

LPEvVg mwnxlnnyliko, yirgywzgmpvo, xlfamayzotvw, http://sjyfbickatvz.com/ Read the post

Popular Topics

Insider

Archives