Friday July 30th 2010

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee wadanka Danmark, gaar ahaan magaalada Aarhus. Sheekhu wuxuu muxaadarooyin ka soo jeedinayaa Markazka Aabyhøj, iyo masjidka santarka, taarikhdu markay tahay Sabtida 17-07-2010. Waxaanu Walaalaha meelkaystay joogaan u sheegaynaa in ay fursadan qaaliga ah ka soo faa’iidaystaan. Walaalaha aan Aarhus joogin waxay muxaadarooyinka kala socon karaan Paltalk qolka “Somali Islamic s Ahlusunah Waljamaca Center”, ama qolka “Somali Islamic s Ahlusunah Waljamaca Center 2″ ka faa’iidaysi wacan.

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo culimada ku dhaqan dalkaan. Booqashada sheekha ayaatimid ka dib markii Jaaliyadda daggan Århus ay u gudbiyeen codsiyo is daba joog ahaa,  sheekha oo ka jawaabaya dalabka walaalihiisa soomaaliyeed ayaa la rajaynayaa inay maanta u bilaabato hawlo wacyi galin ah oo uu bulshada u jeedin doono. wixii faahfaahin ah dibbaan idiinka soo gudbin doonaa inshaa allaah.

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba ka soo baxayn lacagta skatkana lagu khasaarinayo sidaa daraadeed waxay waman ugu baaqeen in la joojo kulanka oo la balaariyo.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax bartaan. waxaa ka fudud in ruuxu helo shaqo aan bilaa xirfgad ah, waxaa lagu soo qaatay doodihii maanta dhex maray baarlamaanka. (more…)

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

بسم الله الرحمن الرحيم

Bismillah Raxmaani Raxiim
Waxaa laga yaabaa in dad badani ku wareeraan is jiid jiidka Mawliidka, qaarna leeyihiin waa bidco, qaarna leeyihiin mayee waa arin qof waliba oo muslim ah ay lagama maarmaan tahay inuu ku farxo dhalashadii rasuulka Muxammad sallallaahu calayhi wasallam. Balse walaallayaal aanu arinta si kale u eegno, annagoo isla fatashayna buugaagta taariikhda, kadiban aanu ku miisaamayno maanka iyo caqliga uu Allah swt. nagu manaysatay. (more…)

Jamciyadda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aalborg oo laga joojiyay caawintii

Jamciyadda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Aalborg oo laga joojiyay caawintii
Degmada Aarborg ayaa goàan ku gaartay inaan wax lacag ah lagu caawin ururka ka danbeeya jamciyadda somaalida ee ku taala Danmarksgade centarka magaalada.
goàanka waxaa soo saaray waxaada degmada u qaabilsan ( ururada dhaqanka iyo dhalinyarada) jamciyaddu waxay waynaysaa dhammaanba dhaqaalihii laga caawin jiray oo ahaa 220.000 kr. (more…)

Warbixin ku saabsan suuqa shaqada dheenishka

Warbixin ku saabsan suuqa shaqada dheenishka

Waa maxay ururka shaqobixiyeyaashu?

  • Ururka shaqobixiyeyaashu wuxuu wakiil ka yahay shaqobixiyeyaasha.
  • Ururka shaqobixiyeyaasha dheenishkuna (DA) waa ururweynaha guud oo ay hoos yimaadaan 13 ururshaqobixiyeyaal ah.
  • Waxaa xubno ka ah ururka guud ee shaqobixiyeyaasha in ka badan 29.000 shirkadood oo ay kamid yihiin wershedo, shirkado ganacsi, gaadiidka, adeega iyo dhismaha oo ah urur hoosaadyada xubnaha ka ah ururka guud (DA). (more…)

Latest Topics

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Markazka Aabyhøj Jooga

Waxaanu dadwaynaha ugu bishaaraynaynaa in uu Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil boqasho ku imanayo Markazka Aabyhøj ee [Read More]

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Sh. C/raxmaan Abyad oo booqasho dacwi ah ku jooga Århus

Waxaa booqasho dacwadeed ku jooga magaalo madaxda labaad ee Denmark sh. C/raxmaan Abyad oo ka mid ah ducaadda iyo [Read More]

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman

Ururrada siyaasadda ee degmada århus oo qaadacay kulanka nuclai waman. sababta waxay ka dhigeen inaysan kulnka waxba [Read More]

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay.

Shariga cusub ee ajaanibtu wuxuu ciqaabayaa kuwa wax bartay. Sharciga cusub wuxuu ka hor istaagayaa ajaanibta inay wax [Read More]

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!!

Maqaal:Ma U Dabaal Dagnaa Mawlidka Mise!!! بسم الله الرحمن الرحيم Bismillah Raxmaani Raxiim Waxaa [Read More]

Recent Comments

moneyREC had this to say

it was very interesting to read www.somalidk.net I want to quote your post in my blog. It can? And you et an account Read the post

John1494 had this to say

Very nice site! is it yours too Read the post

John650 had this to say

Very nice site! is it yours too Read the post

cali had this to say

maa shaa allaah waan soo dhawaynaynaa sheekha Read the post

Popular Topics

Insider

Archives